Muwaadin Soomaaliyeed oo u tartamaya golaha sharci dejinta gobalka Oregon (Daawo Sawirro)

Kayse Jaamac oo ah Soomaali Ameerikaan degan gobolka Oregon ee dalka Maraykan ayaa  u tartamaya in uu ka mid noqdo golaha sharci dejinta gobolka Oregon, waxa uuna ka tartamaaya degmada 24aad, Kayse waxaa kula tartamaaya kurisga Sen. Rod Monrea iyo  Shemia Fegan. Muwaadinkan Soomaaliyeed ee heesta dhalashada dalka Mareykanka waxa uu tartan adag la gelli … Continue reading Muwaadin Soomaaliyeed oo u tartamaya golaha sharci dejinta gobalka Oregon (Daawo Sawirro)